Guuxa Shacabka Puntland iyo Ismoogaysiinta Madaxweyne Saciid Deni !!!

Waxaa soo kordhaya cadaadiska siyaasadeed ee gudaha Maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ka haysta Mudane Saciid Cabdullahi Deni. Xiisadahan waxay salka ku hayaan labo arrimood oo kala ah (1) Kaalinta Puntland ku leedahay hanaanka federaalaynta dalka; iyo (2) Maalgashiga Imaaraadka Carbabta ku samayno ilaha dhaqaalaha Puntland. Gudaha Puntland waxaa isasoo taraya kulamada iyo wadatashiyadda bulshadu degaanka … Continue reading Guuxa Shacabka Puntland iyo Ismoogaysiinta Madaxweyne Saciid Deni !!!